August 9, 2022
Iska jir Faraatiga
.Faraatiga Dadka Arooska ihi ey Farta isku galiyaan, Asal ahaan sida Buugaagta Taariikhdu qoree waxa uu ka soo jeedaa Masaaridii hore ee Faraacinnadda oo aaminsanaa in uu jiro Xidid Jaceyl oo Fartaa ka soo bilaawdo kuna dhamaado Wadnaha. Kadibna waxaa dhaqankaa qaatay Giriigii iyi Romaankii hore.Faraatiga Boos celiska Guurka ” Engagement Ring” iyo Faraatiga Meherka […]
Raila iyo Ruto oo loollan adag ugu jira madaxtinimada dalka Kenya.
Dib u dhac dhanka saadka ah iyo fashilka ku yimid waraaqaha codeynta ee gobolada dalka qaarkood ayaa hareeyay maalinta doorashada Kenya oo si nabad ah u dhacday. Goobaha codbixinta ayaa hadda si rasmi ah loo soo xiray balse goobihii la furay xilliga danbe ayaa waqti lagu kordhiyay. Codeyntan ayaa daba socota olole xooggan oo ay […]
Doorashada Kenya: In ka badan 6 milyan oo qof oo codeeyay.
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa sheegay in tan iyo duhurkii ay codkooda dhibteen 6.5 malyan oo qof. Waxay ka dhigan tahay in boqolkiiba 30 ay codeeyeen marka loo barbardhigo codbixiyeyaasha diiwaangashan. Goobaha codbixinta ayaa sii furnaan doonaa tan iyo 5-ta galabnimo. Wararka ka imaanaya deegaannada Kenya ayaa sheegay in tirada dadka usoo baxay doorashada ay […]
FBI oo baaritaan ku sameysay guriga madaxweynihii hore ee Mareykanka.
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in gurigiisa oo ku yaalla gobolka Florida ay weerareen ciidamo ka tirsan FBI-da Mareykanka, kuwaasoo jebiyay qasnaddiisa sida uu sheegay. Ma uusan joogin dhismaha Mar-A-Lago wakhtigaas. Trump ayaa weerarka ku tilmaamay weerar ay qaadeen xisbiga Dimuqraaddiga Bidixda oo ka cabsi qaba inuu u tartamo madaxtinimada dalkaas […]
Taliye cusub oo la wareegay hoggaanka taliska AFRICOM.
STUTTGART โย Gen. Michael E. Langley ayaa maanta la wareegay xilka taliyaha taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee loo soo gaabiyo AFRICOM, xaflad ka dhacday magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka. โSharaf ayey dhab ahaantii ii tahay inaan hortiina istaago anniga oo ah taliyaha cusub ee AFRICOM,โ ayuu Langley ka yiri xafladdii xil wareejinta. “Waxaan rajeynayaa […]
Siyaarada Waliyulaahi Sh. Cabdi Celi oo ka socota Degmada Warshiikh.
Sannad walba marka la gaaro bisha koowad (1) ee Hijriyada Islaamka ee loo yaqaano Muxaram ama Zeko, idil ahaan waxaa daafyaha caalamka si baahsan uga dhaca siyaarada caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed SH. C/RAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIKHI. Ka hor inta aan la gaarin maalmaha siyaaradaasi waxaa ka horeeya diyaar-garow, wada tashi iyo […]