1 min read

Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida oo ansixiyey guddi soo baaraya tacaddiyadii deegaankaasi ka dhacay.

Baarlamanka Deegaanka Soomaalida ayaa ansixiyey gole loo aasaasay baaritaanka tacaddiyada deegaanka ka dhaca, dib u heshiisiinta iyo xaalamarinta dhibbanayaasha deegaanka uu madaxweynaha soo hordhigay golaha xildhibaannada.

Golahan oo ka kooban 7 xubnood ayey goluhu cod buuxa ku meel mariyeen.

Golaha oo ay shaqadiisu noqon doonto tacaddiyadi dhacay iney soobaaraan warbixintoodana ay kula soo noqdaan golaha baarlamaaka deegaanka.

Xubnaha uu golaha meel mariyey oo kal ah:

1.Dr. Sufiyaan Xasan Qaasin

2.Mustafe Xaaji Caddoow

3.Sahra Cumar Cali

4.C/raxmaan C/llaahi Beynax

5.Maxamed Macallin Cismaan

6.Shaafi Siciid Luqmaan iyo

7.Foosiya C/qaadir