01 May, 2024
3 mins read

Badso cuntooyinkan si aad u xoojiso caafimaadkaaga.

Nafaqo darrada waxay si weyn u saameysay caafimaadka dad badan, markii hore waxaa jirtay dhibaato nafaqo darro ah, hadda waxaa jiraa dad badan oo doonaya inay iska dhimaan miisaankooda. Waxaa muhiim ah in qofka uu qaato cuntooyin isku dheelitiran, kuwaas oo ka qeyb qaadan kara xoojinta caafimaadka qofka, waxaana cuntooyinkaas kamid ah borotiinada, dufanka, macdanta, […]