1 min read

Hantidhowrka: Hay’ado ka tirsan xukuumadda xilgaarsiinta ayaan ka joojiyey heshiisyo ku kacaya Malaayinn Dollar!!!.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hantidhawrka ayaa lagu sheegay in uu ka war helay qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda billaabeen hannaan ay ku galayaan heshiisyo ay ku baxayso malaayiin doollar.

Hanti dhowrka ayaa adkeeyay joojinta heshiisyada waa wayn ee ay Hay’adaha Dowladdu galayaan inta laga ansixinayo Xukuumad rasmi ah.

Hoos ka akhriso