26 Apr, 2024
1 min read

Hay’ad caalami ah oo soo jeedisay in wadahal lala furo Al-Shabaab.

Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha caalamka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda Soomaaliya ay wadaxaajood la gasho kooxda Alshabab. Hay’addan oo ka faaloota xasaradaha dunida ayaa soo jeedisay in wadahadal lagu dayo ururka Al-Shabaab. Warbixin ay hay’adda soo saartay ayay kaga deyrisay dhibaatada iyo khasaaraha ka dhashay dagaalka daba dheeraaday ee u dhaxeeya labada […]

1 min read

Haweenay adeegto ka ahayd hoteel oo ka mid noqotay baarlamaanka Faransiiska.

Rachel Keke ayaa ah haweenaydii ugu horeysay ee ka shaqeysa nadaafadda oo noqota guddoomiye ku xigeenka baarlamnaka dalka Faransiiska iyadoo ka adkaatay wasiir kula tartamaya xilkaan. Rachel Keke ayaa ka guulaysatay wasiirkii hore ee ciyaaraha Roxana Maracignano oo laga soo doorto deegaanka Val-de-Marneee bariga gobalka Paris. Waxay caan ku ahayd u olala laynta xuquuqda haweenka […]

1 min read

Madaxweynaha Ukraine oo la hadlay midowga Afrika.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanaka Ruushka ee ka socda Ukraine. Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU). Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Hadhuudhka ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan […]

1 min read

Booliska kenya oo kahadlay weerar kadhacay waqooyi bari kenya.

Dabley hubeysan oo la aaminsan yahay inay ka tirsan yihiin dagaallamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku burburiyay xarun isgaarsiineed taasi ooo ku taalla deegaanka Rhamu oo katirsan ismaamulka waqooyi  beri Kenya sida ay shaaciyeen saraakiil katirsan booliska Kenya. Taliyaha booliska gobalka waqooyi bari Kenya oo lagu magacaabo George Seda ayaa sheegay in ay heleen xog laxariirta […]

1 min read

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha guddiga dib u eegista iyo la-socodka Dastuurka.

MUQDISHO — Fadhigii maantaa ee Aqalka Sare ayaa Senatarradu ku ansixiyeen shanta xubnood ee ku meteli doona guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta dastuurka ee guddiga isku dhafka ah ee labada golle. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay in 43 mudane ay u codeeyeen ansixinta xubnaha guddigan, halka hal mudane uu diiday. Xubnaha […]

1 min read

madaxweyne Zelensky Afrika waxaa af-duub ahaan u heysta dagaalka aan kula jirno Ruushka”

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii sheegay in Afrika “ay la-heyste” u tahay dagaal ay kula jiraan Ruushka, kaas oo sababay sare u kaca qiimaha cuntada ee qaaradda Afrika. Wadamada Afrika waxaa si weyn u saameeyay dhibaatada sii kordheysa ee keentay in qiimaha raashinka, Saliidda, Shidaalka iyo Bacriminta ay sare u kacaan. Ruushka iyo Ukrain […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxayo Qarax ka dhacay Duleedka Muqdisho.

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo Qarax xoogan oo xalay ka dhacay Duleedka Muqdisho gaar ahaan Tabeelaha Sheikh Ibraahim. Qaraxa oo jugtiisa in badan laga maqlay qeeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa sida la sheegay ka dhex dhacay Farmashi ku yaala Tableeha Sheikh ibraahim ee duleedka Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa […]

1 min read

Shiinaha oo doonaya inuu dalalka Geeska Afrika ka caawiyo nabadaynta iyo soo afjaridda khilaafaadka.

ADDIS ABABA, ETHIOPIA — Ergeyga gaarka ah ee dalka Shiinaha u qaabilsan gobolka Geeska Afrika, Xue Bing, ayaa sheegay in Beijing ay diyaar u tahay inay ka caawiso dalalka gobolka Geeska Afrika hawlaha nabadaynta iyo sidii meesha looga saari lahaa, waxa uu ugu yeedhay, faro-felinta lagu hayo dalalka gobolka. Xue Bing ayaa hadalkan ka sheegay […]

1 min read

Midawga Yurub oo doonaya in xal loo helo sareenka (Qamadiga) ku xanniban dekedaha Ukraine.

BRUSSELS — Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Luxembourg waxay kaga wada xaajoodeen sidii loo fududayn lahaa in malaayiinta ton ee sarreenka ah ee ku xanniban dalka Ukraine inay gaadhaan dalalka loo wado, ka dib markii dalka Ruushku uu xannibaad ku soo rogay dekedaha Ukraine ee ku yaalla Badda […]