26 Apr, 2024
1 min read

Deg Deg : Madaxweyne Xasan Sheekh oo u magacabay Xamse Cabdi Barre Ra’isul Wasaare.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamse Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xamse ayaa hore u soo noqday xoghayihii xisbiga madaxweynaha ee UPD sanadihii u dhexeeyay 2011-2017, wuxuu sidoo kale soo noqday la taliyaha wasaaradda arrimaha Dastuurka. Xamse Cabdi Barre ayaa ahaa guddoomiyihii guddiga […]

1 min read

Shirkadda Facebook oo ku guul-darreysatay qabashada qoraallada Al-Shabaab.

WASHINGTON — Daraasad cusub ayaa lagu ogaaday in shirkadda Facebook ay ku guul dareysatay in ay qabato qoraalada kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ee ku wajahan Bariga Afrika, iyadoo colaado rabshado wata ay gobolka wali ka jiraan, Kenyana ay isku diyaarineyso in ay qabato doorasho qaran oo si weyn loogu loollamayo. Taxane ay sanadkii hore baahisay Associated […]

1 min read

Maxay ka wada Hadley Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Madaxweynaha ayaa soo xaaladda binu aadannimo ee ka dhalatay abaaraha ka jira dalka, isagoo xusay dadaalka iyo abaabulka gurmad ee dowladdu ay ku bixinayso la tacaalidda xaaladdaas adag, waxa uuna ka codsaday beesha Caalamka in ay doorkooda ka qaataan samatabixinta dadka Soomaaliyeed ee dhibaataysan. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey Wakiillada Beesha Caalamka muhiimadda safarkii […]

1 min read

Warbaahinadda Muqdisho oo villa Soomaaliya looga yeeray.

Warbaahinta kashaqeysa magaalada Muqdisho ayaa looga yeeray xarunta dalka looga arimiyo ee Villa Soomaaliya. Ilo-xogogaal ah ayaa inoo sheegay in u yeerista warbixinadda muqdisho ay ujeedadeedu tayay tabinta magacaabista. wasiirka koowaad ee XF Soomaaliya. Ka hor 7dii Fiidnimo ayaa lafilayaa in lamagacaabo Raysalwasaaraha 21aad ee Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya, iyadoo ay jireen musharaxiin kala duwan […]

1 min read

Ergeyga u qaabilsan abaaraha Soomaaliya oo gaaray Buulaburde.

Wafdi ka socda hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midoobay iyo Ergyga gaarka ah ee Madaxweynaha Dawladda Federaalka u qaabilsan arimaha gurmadka abaaraha ayaa saaka tagay maagalada Buulaburde ee gobbolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay u kuur galayaan xaaladda dadka ay saameysay abaarta ku dhufatay gobolka. Boqollaal qoys oo ka soo hayaamay deegaannada miyiga iyo […]

1 min read

Masar, Israa’iil iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis dhanka shidaalka ah.

Israa’iil, Midowga Yurub iyo Masar ayaa heshiis ku meel gaar ah ku kala saxiixday magaalada Qaahira kaas oo ku saabsan dhoofinta gaaska dabiiciga ah kadib shir ka dhacay tamarta oo ka dhacay dalkaas. Heshiiska ay ku kala saxeexdeen magaalada Qaahira ayaa noqonayaa tallaabadii ugu dambeysay ee Midowga Yurub uu ku doonayo inuu ku joojiyo ku […]

1 min read

Muuse Biixi oo arrin mucjiso ah ku tilmaamay tallaabadii uu qaaday safiirka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa arrin ugub ah ku tilmaamay shirkii uu isaga baxay safiirka Soomaaliya ee Kenya isla markaana sheegay in aysan aqbaleyn, sida uu baahiyay teleefishinka Somaliland. “Ninkii safiirka u ahaa Soomaaliya shirkaa wuu ka carooday wuu isaga baxay isaga oo leh aniga iyo Somaliland meel […]