17 May, 2024
1 min read

Dowladda Kenya oo si buuxda uga cudur-daaratay Shirkii uu qeybta ka ahaa Wakiilka Somaliland.

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kenya ayaa waxay si buuxda uga cudur-daaratay Shirkii maanta uu ka baxay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, kaddib markii Wakiil ka socday Somaliland uu qeyb ka noqday Shirka. Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay qadarin u hayso madax bannaanida Soomaaliya, waxayn ka cudur-daaratay joogitaanka Wakiilka Somaliland, iyadoo […]