1 min read

Warbaahinadda Muqdisho oo villa Soomaaliya looga yeeray.

Warbaahinta kashaqeysa magaalada Muqdisho ayaa looga yeeray xarunta dalka looga arimiyo ee Villa Soomaaliya.

Ilo-xogogaal ah ayaa inoo sheegay in u yeerista warbixinadda muqdisho ay ujeedadeedu tayay tabinta magacaabista. wasiirka koowaad ee XF Soomaaliya.

Ka hor 7dii Fiidnimo ayaa lafilayaa in lamagacaabo Raysalwasaaraha 21aad ee Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya, iyadoo ay jireen musharaxiin kala duwan oo jagadan u ordaya.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeysatay wararka sheegaya in uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud magacaabi doono Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya taa oo soo dedejisay u yeerista warbaahinadda ka shaqeeya muqdisho.