1 min read

Muwaadin Soomaali ah oo Caawa mar kale lagu Dilay K/Afrika.

ALLAHA u Naxariistee LABO SOOMAALI ah Oo mid kamida lagu Magacaabi jiray Yaasiin Cumar, ayaa goor dhow lagu Dilay Weerar ka dhacay Tuulada Khayelitsha gaar ahaan (SIDE B) oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkani Koonfur Afrika.

Labo Muwaadin oo Malawian ah, ayaa sidoo kale dhacdadan lagu Toogtay, sida ay sheegayaan Soomaalida deegaanka oo hadda ku sugan halka ay mashaqadu ka dhacday.

Xalay ayey aheyd, markii Walaal Blaki oo aad loo yaqaanay lagu dilay Cape Town.

C/risaaq Indha Jaceel