June 7, 2022
Muwaadin Soomaali ah oo Caawa mar kale lagu Dilay K/Afrika.
ALLAHA u Naxariistee LABO SOOMAALI ah Oo mid kamida lagu Magacaabi jiray Yaasiin Cumar, ayaa goor dhow lagu Dilay Weerar ka dhacay Tuulada Khayelitsha gaar ahaan (SIDE B) oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkani Koonfur Afrika. Labo Muwaadin oo Malawian ah, ayaa sidoo kale dhacdadan lagu Toogtay, sida ay sheegayaan Soomaalida deegaanka oo […]
Xukun dil ah oo lagu fuliyay ninkii Baydhabo ku dilay Haweeneydii Ganacsatada ahayd.
Warrarka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xukun dil ah lagu fuliyay nin lagu helay inuu dilay haweeney ganacsato ahayd oo lagu magacabi jiray Aamina Maxamed Cusmaan kadibna uu ku riday boosaneer gurigiisa ku yaala. Maxkamadda Gobolka Bay ayaa dil ku xukuntay Maxamed goomey kadib markii uu si ula kac ah u dilay Aamina […]
Turkiga oo dagaal ku qaadaya jabhad uu Mareykanka Taageero.
Turkiga ayaa wacad ku maray inuu dagaal ku qaadayo Jabhadda SDF ee ka dagaallanta Waqooyiga dalka Suuriya. Ciidamada Kurdiyiinta ee ku sugan Suuriya dhankooda waxay sheegeen in ay la shaqeyn doonaan ciidamada dowladda Suuriya si ay uga hortagaan duulaanka cusub ee Turkiga uu ku hanjabay inuu ku soo soo qaadayo xoogagga SDF ee ku sugan […]
Adeegga Interneetka oo ka go’naa qaybo ka mid ah waddamada Bariga Afrika oo dib loo helay.
Wararku waxay sheegayaan in Soomaaliya adeegga interneetka uu ka maqan yahay lamana oga sababta, in kastoo wararku sheegayaan in qeybo kamid ah dalalka Bariga Afrika uu ka go’an yahay Internet ka. Adeegga Interneetka cilladda ku timid oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa la sheegayaa saameyntiisa in laga dareemay qaar ka mid ah waddamada Bariga […]