1 min read

Holland oo lagu qabtay munaasabad lagu taageeraayo madaxweyne Xassan Sheekh Muxamud

Dalka Holland waxaa lugu qabtay munasabad lugu taageyrayay madaxweynihii tobanaad ee soomaliya mudane professor Xassan Sheekh Maxamuud.

Munasibadasi cashada sharafta ah waxaa ka soo qeybgalay safriirka soomaliya ufadhiya midowga yurub iyo Benelux waxaa kaloo kasoo qeyb galay. gudomiyaha dalada Afsan cali Awaare iyo madax gudomiyaha jaaliyada Zwolla cabdulqadiru cali nuune iyo xil dhiban iker. oo katirsan golla deganka

Sidoo kalle waxaa ka soo qeybgalay qeybaha bulshada somaliyed ee kudhaqan dalka nederlan magalada Danhag ku dhow dhow.

Kulankasi munasabada soo dhaweyta ah ee madaxweynihii tobanad ee Jimhuriyada federalka ee soomaliya mudane xasan shiq maxamuud lugu dabaldagayay. ayaa halkasi waxaa heyso qiraha leh ka qaday fanaka cabdi badil oo katirsanay habalada qaranka wabari iyo dhalinyaro ayagana jecel fanka halkasi ku soo bandhigeyn heeso wadaniyaded qira ah xambarsan.

Waxaana halkasi munasabada kadhaceysay qudbado qimabadan Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub & waddamada la isku yiraa Benelux Yoonis Yaasiin Xaashi oo asagana halkasi ka jeediyay qudbad aad u qiima badan, waxaa kaloo halkasi ka hadlay. dad markasi usoo jogay qimaha qarinimada ama wadaniyada ay ledahay ugu dambeyntii halkasi ayaa waxaa lugu duceyay madaweynaha JFS mudane xasan shiiq maxmuud in uu eba lagarabgalo xilkasi culus uu Alla lasoo dortay jawiga munasabadana waxaa uu aha mid aad uwanagsan

Bashiir Jiidaal somaliweyn Holland