27 Apr, 2024
1 min read

Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi horu dhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumer Geelle oo maalmaha soo socda lagu wado inuu soo gaari magaalada Muqdisho. Wafdigan oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Jabuuti ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo xidhibaano […]

1 min read

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhibay Ciidamada Dowladda.

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid ah kooxda Alshabab oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaciisa Afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Cabdiraxmaan ayaa Kooxda Al-shabab u qaabilsanaa Jabhada,Wuxuuna ku jirey Mudo 3-Sano ah isagoona Dagaalo Dhowr ka […]

1 min read

Mid ka mid ah jeneraalada ugu sarreeya ee Moscow oo Ukraine lagu dilay.

Warbaahinta dowladda Ruushka ayaa xaqiijisay inuu dhintay mid ka mid ah jeneraalada ugu sarreeya ee Moscow ee joogay Ukraine, kaddib dagaal culus oo ka dhacay gobolka Donbas ee bariga Ukraine. Sida uu sheegay wariye ka tirsan warbaahinta dowladda ee Rossiya 1, Roman Kutuzov ayaa la dilay isagoo hogaaminaya weerar lagu qaaday deegaan ay degan yihiin […]

1 min read

Holland oo lagu qabtay munaasabad lagu taageeraayo madaxweyne Xassan Sheekh Muxamud

Dalka Holland waxaa lugu qabtay munasabad lugu taageyrayay madaxweynihii tobanaad ee soomaliya mudane professor Xassan Sheekh Maxamuud. Munasibadasi cashada sharafta ah waxaa ka soo qeybgalay safriirka soomaliya ufadhiya midowga yurub iyo Benelux waxaa kaloo kasoo qeyb galay. gudomiyaha dalada Afsan cali Awaare iyo madax gudomiyaha jaaliyada Zwolla cabdulqadiru cali nuune iyo xil dhiban iker. oo […]