01 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday barakacayaasha Baydhabo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weliyo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicaziiz Laftagareen yaa booqday xero barakacayaal oo ku taal magaalada Baydhabo, si uu ugu kuur galo xaalada dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool Koofur Galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoysaska barakacayaasha ah ka wareystay xaaladdooda, wuxuuna caddeeyay in dowladdiisa ay ka go’an […]

1 min read

Mareykanka oo iska diiday eedeyn ah inuu cudur halis ah ku faafinayo wadan Afrika ku yaalo.

Sida uu qoray wargeyska sida gaarka ah loo leeyahay ee Vanguard, safaaradda Maraykanka ee dalka Nigeria ayaa sheegtay in Maraykanku aanu xidhiidh la lahayn Furuqa daayeerka ee dhawaan ka dilaacay wadanka ku yaala galbeedka Afrika. “Bayaanka ayaa waxaa la soo saaray iyadoo laga jawaabayo sheegashada ah in dowladda Mareykanka ay isticmaalayso shaybaaro qaas ah si […]

1 min read

Maamulka Puntland oo waaran soo qabasho ah u jaray dad hor leh.

Qoraal ka soo baxay Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran deg deg ah loogu jaray dad horleh oo ku eedaysan mashruuca dhoofinta dhirta geed-quwaaxa. Sidoo kale, xafiiska xeer ilaalinta ayaa amartay in sida ugu dhakhsaha badan loo soo qabto islamarkaana sharciga la horkeeno dadkaas ku eedaysan kiiska dhoofinta geed-quwaaxa. Dadka ku eedeysan kiiska dhoofinta geed-quwaaxa ayey maxkamaddu […]

1 min read

Zelensky oo mid waali ah ku tilmaamay duqeyn uu fuliyay Ruushka.

Ciidamada Ruushka ay duqeyeeya warshad kiimikooyinka sameyso, iyagoo taa u adeegsanayo in ay dib ugu riixaan ciidamada Ukraine ee ku sugan magaalo muhiim ah oo ku taala bariga Ukraine, Madaxweynaha Ukriane ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid “waali” ah oo xad dhaaf ah. Ciidamada Ruushka ayaa taangiyo ku garaacay warshada oo ku taala gudaha Severodonetsk, taasoo […]

1 min read

Shacabka Soomaaliland oo ka cabanaya qiimaha Korontada.

Mucaaradka iyo xukkuumadda oo xiisad siyaasadeed oo adagi dhextaalo ayaa qolaba dhankeeda ka waddaa sidii ay awoodeeda u muujin lahayd. Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland waxa ka jira dhaqdhaqaaqyo lagu abaabulayo bannaanbaxyo iyo kuwo lagaga hortagyo in ay dhacaan bannaanbaxyadaasi oo mucaaradku ay ku baaqeen. Mucaaradka iyo xukkuumadda oo xiisad siyaasadeed oo adagi […]