10 Jun, 2024
1 min read

Wax ka ogow Shuruudaha laga doonayo musharaxiinta xilka madaxwaynaha Soomaaliya?

Guddiga doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. Shuruudaha laga doonayo musharaxiinta madaxwaynanimada waxaa ka mid ah in uu la yimaado saxiixa 20 xildhibaan. Doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa loo asteeyay in ay dhacdo 15 bishan May. Hoos ka aqriso shuruudaha hab-raaca Guddiga doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa soo […]

1 min read

Guddiga doorashada madaxwaynanimada oo la kulmay taliyayaasha ciidamada.

Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxwaynaha ayaa maanta shir la qaatay taliyaasha Ciidamada Milateriga iyo Booliska iyagoo kala hadlay xaqiijinta amniga guud ee Doorashada Madaxwaynaha. Diiwangalinta musharaxinta madaxwaynanimada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay bilaabato maalinta barito ah iyada oo socon doonta ilaa 10 bishan. Waxaa ilaa iyo imika shaaciyay in xilka madaxwaynanimada u […]

1 min read

Pfof. Yaxye ” Jabra wuxuu ahaa Xarunta dhaqajiso Saxaafadda Somalida laga soo bilaabo 1990 kii…”

Tacsi Eng. Jibril Maxamud Nur ” jabra”. Allaah ha u naxariisto, waxaan ugu tacsiyeeynayaa Dhamaan Bahda Saxaafadda Somalida, Qoykiisii iyo Eheldiisii. Jabra Ma aheyn Saxafi wax wariyo oo kaliya, waxa uu ahaa Xarunta dhaqajiso Saxaafadda Somalida laga soo bilaabo 1990 kii. Ma aheyn Qof saxaafdda ka raadsado nolol maalmeedkiisa, waxaa uu ahaa Nin saxaafaddu ey […]

1 min read

Wariye Jabra oo goordhow ku geeriyooday Muqdisho.

Tacsi Tiiraanyo leh.إنا لله وإنا إليه راجعون.Guud ahaan Maamulka Websrka Somaliweyn & wariyaasha kala duwan dalka waxay tacsi u dirayaan Qoyski iyo Qaraabadi uu ka geeriyooday Wariye ING. Jabriil Maxamuud (Jabra) Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed oo uu qalbigooda uu ku waynaa. Allaha Qabrigiisa u waasiciyo janadii fardowsana haka waraabiyo.Aamiin Aamiin Aamiin.

2 mins read

Real Madrid oo guul soo laabasho taariikhi ah ka gaartay Man City.

Real Madrid ayaa iska xaadirisay finalka Champions League kaddib markii ay guul soo laabasho taariikhi ah kaga gaartay Manchester City 3-1, ciyaartii lugta labaad wareega afarta ee ka dhacday garoonka Santiago Bernabéu, waxayna Los Blancos cel-celis ahaan labada kulan ee wareegan kaga soo gudubtay 6-5. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Real Madrid iyo […]