1 min read

Waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyay.

Kulan ay maanta yeesheen gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayay go’aan ku gaareen in waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha ay noqon doonto 15 ka bisha May ee aan ku jirno.

Doorashadaan oo uu ku yimid dib u dhac mudo sanad iyo dhawr bilood ah ayaa soo afmeereysa xasaradihii mudada jiray ee ka dhahsay.