27 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo war cusub ka soo saaray xaaladda Gedo.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay isbadalka cusub ee dalka ka hirgalay oo uu sheegay inuu soo dhaweynayo. Madaxweynaha Axmed Madoobe ayaa sheegay in sanadahii lasoo dhaafay Jubaland ay dhibaato culus kasoo gaartay khilaafaad ay abuurtay dowladii hore ee Federaalka Soomaaliya oo ka jiray gobolka Gedo,wuxuuna sheegay in la xalin doono wax […]

1 min read

Dowladda Itoobiya oo xirtay taliyihii ciidamada gobolka Amxaarada.

ADDIS ABABA — Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan la xiray, sida ay sheegtay xaaskiisa, xilli la xir-xirayay qaar ka mid ah dadka u ololeeya siyaasadda qowmiyadda Amxaarada. Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa ahaa taliyaha ciidanka Axmaarada ilaa […]

1 min read

Puntland oo amartay in lasoo xirro mas’uuliyiin horay xilal uga soo qabtay maamulkaasi.

Muqdisho-Xili ay socoto dhageeysigga dacwad la xiriirta Dhoofinta Dhir la sheekay in la jaray lana doonayay in Loo dhiifiyo dalka dibadiisa ayaa Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka puntland waaran u jartay mas’uuliyiin hore xilal uga soo qabtay maamulka Puntland oo ku eedaysan dhoofinta geed-quwaaxa. Sidoo kale waxaa jiro Mas’uuliyiinta ku lug yeeshay barnaamijka dhoofinta dhirta waxaana […]