01 May, 2024
1 min read

Maxay ka wada Hadley Guddomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?.

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed-Nuur Madoobe ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Guddoomiyaha ayaa madaxweynaha ugu hambalyeeyey guushi uu ka gaaray doorashadi madaxweynaha ee xalay soo dhammaatay. Sheekh Adan wuxuu sheegay iney madaxweynaha ka wada hadleen sii waditaanka howlaha qaranka. Madaxweyne Xasan Guddoomiyaha iyo Baarlamaanka JFS wuxuu uga mahadceliyey […]

1 min read

Madaxweynaha oo kulankiisa ugu horeeyay la yeeshay Taliyaasha Ciidamada.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maaxamuud ayaa kulan la qaatay taliyeyaasha ciidamada Xoogga iyo Booliska Soomaaliyeed. Kulankan oo ah kii ugu horreyey uu madaxweynaha la yeesho taliyeyaasha ciidamada tani iyo marki xalay xilka madaxweynanimada loo doortay.. Wuxuuna madaxweynuhu uu taliyeyaasha uu ka dhageystay warbixinta guud ee amniga dalka iyo qorshayaasha hortebinta leh xilliga kala […]

1 min read

Dalalka Turkiga, Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo weli doorashada Xasan Sheekh.

Waxaa isa soo taraya hambalyada loo dirayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Dalalka iyo haatan hambalyada u diray waxaa kamid ah UK, Jabuuti iyo Itoobiya. Dhinaca kale waxaa jiraa waddamo ilaa haatan aan ka hadlin natiijada doorashada madaxweynaha Soomaaliya waxaana kamid ah Turkiga, Qatar iyo Imaaraadka Carabta kuwaas oo saameyn ku leh siyaasadda […]