1 min read

Sweden iyo Finland oo ku biiraya NATO cabsi ay ka qabaan Ruushka awgeed.

Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa jaal aad ugu dhw isbaheysiga NATO, iyagoo aan ka mid ahayn.

Xubinnimada waxey ka dhigan tahay haddii Ruushku uu weeraro iyaga, waxaa loola tacaamulayaa, sida in weerar lagu qaadey dhammaan dalalka NATO.

Go’aanka kama danbeysta ah, ayaa la filayaa in dalalkani ay gaaraan maalmaha soo socda.

Haddii ay ku biiraan isbaheysiga NATO dalalka Sweden iyo Finland, ayaa Ruushku wuxuu wajihi doonaa dalalka xubnaha ka ah isbaheysga ee dhaca Arctic-ga illaa iyo Badda Madow.