× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Murashaxiinta oo laga dalbadey iney soo gudbiyaan xubinta codadka u tirinaysa.
Wararka

Murashaxiinta oo laga dalbadey iney soo gudbiyaan xubinta codadka u tirinaysa.

Murashaxiinta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa laga dalbadey iney kasoo jawaabaan codsi uu usoo gudbiyey Guddiga Doorsahada Madaweynaha.

Guddiga ayaa ka dalbadey murashax waliba inuu soo gudbiyo xubinta u tirneysa codadka.

Murashaxiinta, ayaa loogga digay haddii aaney kasoo jawaabin dalabka guddiga waqtigii looggu tala galey, inaanu lasoo gali doonin hoolka doorashada, ruuxa codka u tirinaya.

Maalinta bari ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

.

About Author

Maxamuud Xuurshe