30 Apr, 2024
1 min read

Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed ka soo saartay Doorashada Madaxweynaha.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxaa looga hadlay Doorashada Madaxweynaha ee maalinta berri ka dhaceysa Magaalada Muqdisho. “Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka. Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin […]

1 min read

Daahir Maxamuud Geelle oo isaga baxay musharraxnimada Tartanka madaxweynaha.

Daahir Maxamuud Geele oo ka mid ahaa musharrixiinta u tartameysay kursiga Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu tartanka ka haray. Wuxuuna sheegay inuu si rasmi ah uu u shaaciyey inuu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, isaga oo sheegay inuu sii wadi doono dadaallada uu ugu […]

1 min read

Murashaxiinta oo laga dalbadey iney soo gudbiyaan xubinta codadka u tirinaysa.

Murashaxiinta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa laga dalbadey iney kasoo jawaabaan codsi uu usoo gudbiyey Guddiga Doorsahada Madaweynaha. Guddiga ayaa ka dalbadey murashax waliba inuu soo gudbiyo xubinta u tirneysa codadka. Murashaxiinta, ayaa loogga digay haddii aaney kasoo jawaabin dalabka guddiga waqtigii looggu tala galey, inaanu lasoo gali doonin hoolka doorashada, ruuxa codka u […]

1 min read

Sweden iyo Finland oo ku biiraya NATO cabsi ay ka qabaan Ruushka awgeed.

Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa jaal aad ugu dhw isbaheysiga NATO, iyagoo aan ka mid ahayn. Xubinnimada waxey ka dhigan tahay haddii Ruushku uu weeraro iyaga, waxaa loola tacaamulayaa, sida in weerar lagu qaadey dhammaan dalalka NATO. Go’aanka kama danbeysta ah, ayaa la filayaa in dalalkani ay gaaraan maalmaha soo socda. Haddii […]

1 min read

Bandow lagu soo rogey magaalada Muqdisho.

Afhayeenka booliiska Soomaaliya, Cabdulfataax Aadan Xasan, oo shir jaraa’id qabtey, ayaa sheegay in magaalada magaalada lagu soo rogey Bandow. Sababta loo soo rogey bandowga, ayaa ah iney dhaceyso maalinta bari ah doorashada madaxweynaha Soomaaliya, taasoo u baahan waa sida uu yiri afhayeenkuye in la adkeeyo ammaankeeda. Afhayeenku wuxuu sheegay iney xanibeen dhammaan dhaq dhaqaaqyada kala […]