25 Apr, 2024
1 min read

Jubbaland oo shaacisay Odoyaasha soo xulaya Ergada 7 kursi oo lagu Dooranayo Ceelwaaq.

Guddiga Maamulka Doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Odoyaasha soo xulaya ergada dooraneysa toddoba kursi oo kamid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo Doorashadooda ka dhaceyso magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Guddiga ayaa billaabaya diiwaan gelinta Musharixiinta kuraastan oo ah kuwii ugu horreeyay oo lagu qabanayo Ceelwaaq, waxaana harsan kuraas kale. Hoos ka akhriso magacyada odayaasha:

1 min read

Denmark oo raacday raadkii UK ee soo galootiga ay ku gaynaysay Rwanda.

Dowladda Denmark ayaa xaqiijisay in ay wadahadal kula jirto Rwanda si dalkaas ay ugu dirto dadka magangalyo doonka ah, ka dib markii tallaabo taas la mid ah ay dowladda UK toddobaadkii hore qaadday. Danmark oo tobankii sano ee ugu danbeeyay soo bandhigtay siyaasado qalafsan oo ku aaddan soogalootiga, ayaa sannadkii hore soo saartay sharci ogolaanaya […]

1 min read

Maxkamadda sare ee dalka oo go’aan ka soo saartay dacwdii Fahad Yaasiin

Maxkamadda sare ee dalka oo go’aan kasoo saartay dacwadii Fahad Yaasiin u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka oo la horgeeyay dacwad uu guddiga doorashada heer federaal ka gudbiyay taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goordhaw soo saartay go’aan meesha ka saaraya dacwadaasi. Dacwada uu Fahad Yaasiin u gudbiyay maxkamadda sare ayaa la […]

7 mins read

Somali government, US company dispute legality of oil deal

The Somali government and a U.S. company are locked in a dispute over the validity of an oil exploration agreement reached in February in Istanbul. Abdirashid Mohamed Ahmed, Somalia’s minister of petroleum and mineral resources, and Richard Anderson, chief executive officer of Coastline Exploration Ltd., signed the agreement. But in separate statements, Somali President Mohamed […]

1 min read

Ilhan Cumar oo la kulantay Imran Khan

Ilhan Omar ayaa hoygiisa ku booqatay Raysal-wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan xilli ay Haweenaydan Soomaalida ee ku jirta Congress-ka Maraykanka booqasho 4 maalin ah ku joogto Pakistan. Ilhan oo la filayo in ay booqato gobolka Kashmiir qaybtiisa Xorta ah ee gacanta Pakistan ku jirta ayaa Imran Khan ku ammaantay dadaalkiisii lixaadka lahaa ee uu […]