22 Apr, 2024
1 min read

Ruushka oo dalalka qaar uga digay in ay ku biiraan NATO.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Ruushka, ayaa sheegay in haddii dalalka Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, ay Moscow xoojin doonto ciidamadeeda dhulka, badda iyo cirka. Laakin Lithuania ayaa sheegtay in hanjabaadda Ruushka aysan ahayn wax cusub, Moscowna ay hub Nukliyeer ah geysay magaalada Kaliningrad ka hor dagaalkii Ukraine. Kaliningrad ayaa ah meel u dhaxaysa […]

1 min read

Yurub oo lagu eedeeyay inay lacagtooda ku beddeshaan dhiigga dadka.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa ku eedeeyay wadamada Yurub ee wali sii iibsanaya saliida Ruushka “in ay lacagtooda ku beddelanayaan dhiiga dadka kale”. Wareysi uu siiyay BBC-da, ayaa madaxweyne Zelensky waxa uu si gaar ah u xusay dalalka Jarmalka iyo Hungary, isagoo ku eedeeyay inay xannibeen dedaallada lagu doonayo in lagu cunaqabateeyo iibka tamarta, taasoo […]

1 min read

RW Rooble oo farriin weyn u diray xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka FS

Ra”iisal Wasaaraha xil gaarsiinta dowladda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khudbad ugu jeedoyay teendhada Afisyooni oo lagu dhaarinayay in ka badan 200 xildhibaan ee labada aqal Baarlamaanka 11aad. Waxa uu sheegay RW Rooble in xildhibaanada maanta la dhaariyay ay si wanaagsan xilka loo igmaday isla markaana dalka ka samata bixiyaan xaaladda adag ee uu […]

1 min read

Doorashada gobolka Gedo oo laga bedelay magaalada Garbahaarey

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEID ayaa lagu caddeeyay in la bedelo dooraashada xildhibaanada baarlamaanka oo markii hore la qorsheeyay inay ka dhacdo magaala madaxda gobolkaasi ee Garbahaarey. Isbedelka lagu sameeyay halka ay ka dhaceyso doorashada xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo ayuu guddigu ku sheegay inay qaateen go’aankaas sababo dhowr […]