1 min read

Gudiga Doorashooyinka oo dib u soo ceshtay Cinwaanadii Baraha Bulshada ee laga Jabsaday.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT), wuxuu Bulshada Soomaaliyeed, daneeyayaasha Siyaasadda iyo Caalamkaba ku war gelinayaa in gacanta guddiga ay dib ugu soo noqdeen dhammaan ciwaannadii Baraha Bulshada ee GHDHF.

Dhanka kale arrintaan ayaa timid kadib markii Todobaadkii hore Gudigaasi Barahooda Bulshadala jabsaday, lamana oga in macluumaadkii iyo xogihii ugu qarsanaa in lagala baxay iyo in kale.