1 min read

Talyihii Booliska Dalka Jabuuti oo Xabsi Guri la geliyay.

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa xaqiijiyey in Taliyaha Booliska Col.C/lahi Cabdi la galiyey Xabsi Guri.

Sababta loo galiyey xabsi guriga ma cadda ilaa iyo hada, waxaa kale oo aan caddayn cidda bixisay amarka lagu xiray taliyaha.

Warku,waxuu kaloo tibaaxayaa in isna xabsi Guri la geliyey Wasiirkii hore Boode Rooble.