17 Sep, 2025
1 min read

Yaa cadaaladsan sidii uu gumaystuhu Soomaalida u qaybiyey qarnigii 19-aad & sida ay iyadu maanta isu qabinayso?.

1884-kii markii Gumaysigii reer Yurub ay shirkii Barlin yiraahdeen “Soomaalida haloo qaybiyo 5 qaybood,” dadka Soomaaliyeed aad bay uga xumaadeen. Tan kale markii ay ka xoroobeen gumeystihii Reer Yurub waxay Soomaalidu maalintaas u aqoonsatay maalin laga galay dembi wayn oo loo geystay dulmigii ugu waynaa ee abid soo mara dadka Soomaaliyeed, taariikhdaasna waxay ku qoreen […]

1 min read

Dowladda Federaalka oo shaacisay in la joojiyay howlgalka Burcad-badeeda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021) ee Maarso 3, 2022. Xeebaha Soomaaliya ayaa laga aaminsanaa meel halis ah iyadoo aysan jiran warbixin sax ah oo cadeynaysa in ay halis dhanka nabad-geliyaha ah ay ka jirto isu socodka gaadiid Badda ee marin […]

1 min read

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyay jadwalka doorashada 3-kursi.

Muqdisho:-Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyay Jadwalaka doorashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland, kuwaa oo kala ah Hop#023,Hop#132 iyo Hop#092. Guddiga ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah la shaacin Doonaan Guddiga Xulista ergada, Halka […]

2 mins read

Itoobiya oo laga qaaday xaaladdii deg-degga aheyd.

ADDIS ABABA:- Baarlamanka Dalka Ethiopia ayaa maanta oo Talaada ah u codeeyay in la qaado xaaladdii deg degga aheyd ee Ethiopia la geliyay bishii November ee sanadkii tagay, xilligaas oo dagaalyahanada Jabahadda Tigray ay ku soo siqayeen magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. Markii hore, xaladdan deg degga ah ayaa Ethiopia looga dhawaaqay inay dalkaasi […]