30 Apr, 2024
2 mins read

Mogadishu oo Laba mar ey Meyto Xakuntay.

Sida Taariikhdu ey xusee waxaa jiray, Labo Wakhti oo Meyto Xakuntay Mogadishu ( F.S: 1aad)Mogadishu waxaa imaan jiray Doomaha Xaryanta ah wakhtiga Bad furanka. Doomankaa oo badanaa ka imaan jiray Wadamada Carabta iyo Hindiya. Doomanku waxa ey ku soo xira jireen Xeebta, laakin looma ogoleyn iney Badeecadda soo dejiyaan ilaa ey bixiyaan Cashuurta ey qaadi […]

1 min read

Maamulka Puntland oo Amaray in la toogto qofkii lagu qabto Khamri.

Cabdiladiif Muuse Sanyare Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Musug ee Puntland ayaa sheegay inay ka maamul ahaan qaati ka taagan yihiin maandooriyaha khamriga oo siweyn loogu iibinayo meelo kamid ah Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay in Khamriga ugu badan uu Gobolka Mudug kasoo galo dhinaca dowlad degaanka […]

1 min read

Ciidamada Kenya ee AMISOM oo Qaraxyo khasaare ka dhasheen lala bartilmaameedsaday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM waxaa saacadihii la soo dhaafay laba Qarax lagula eegtay aaga deegaanka Kambooni ee Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxyada oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Gaadiid ay saarnaayeen Ciidamada Kenya oo Biyo dhaamin ugu socday deegaanka Kambooni lala beegsaday, waxaana wararka la helay ay […]

3 mins read

Ma jecli in aan u jawaabo.

Ma jecli in aan u jawaabo Walaalkeey, Bacdamaa ey weli noolyihiin Dadkii Xog ogaalka u ahaa wixii dhacay kuwaa oo xaqiiqda ka hadli karo.Dagaalku iskama bilaaban ee Xasuuso, Dhacdooyinkii ka horeeyay Dagaalka.1. Dilkii Col. Calasoow Dheere iyo Saraakiishii kale. 2. Wafdigii Talyaaniga ee Dowladdii Cali Mahdi Aqoonsan lahaa ee Garoonka laga xirtay. 3.Maamulkii Dekadda oo […]