1 min read

Qunsulka cusub ee loo soo magacaabay dalka Ingiriiska oo si sharaf leh London loogu soo dhaweeyey

Magaalada London ee caasimada dalka UK ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey qunsulka cudub ee dhawaan loogu soo maga caabay dalka UK.

Qunsulkaan cusub ee London ayaa la yiraahdo Dayib Maxamuud Sheekh Axmed, waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey jaaliyadaha Soomaaliyed iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed.

Qunsulka oo halkaasi kula hadlay dadweynihii halkaasi isugu yimid si u soo dhaweyaan ayaa u balanqaaday in ay wadashaqeyn iyo u adeegida ummadda soomaaliyeed ay ka wada shaqeyn doonaan.