January 29, 2022
Xulka Burkina Faso oo soo gaaray afar dhammaadka Koobka qarammada Afrika
Xulka Burkina Faso oo u gudbay afar dhammaadka Koobka qarammada qaaradda Afrika kaddib markii ay kaga soo gudbeen Tunisia 1-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada wareega siddeeda. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 uu ku hoggaaminayay xulka qaranka Burkina Faso. Daqiiqadii 45 + 3-aad xulka qaranka Burkina Faso ayaa hoggaanka u qabtay […]
Hooyo 5 caruur ah dhashay oo Muqdisho isku gubtay
Xaafadda Kaawo Godey oo ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaa maanta ka dhacday arrin dadka xaafadaasi si weyn uga naxeen kaddib markii haweeney hooyo ah ay isku dhex gubtay guri ay xaafadaasi ka deganeyd. Haweeneydaan oo lagu magacaabo Farxiyo Cali Cabdi ahaydna hooyo dhashay 5 caruur ah kana kooobnaa 4 wiil iyo 1 […]
KA FAA’IIDEYSO FURSADAAN
Shirkadda Sahruja IT waxay ugu bishaareyneysaa dhammaanba cid kasta oo dooneysa in loo smeeyo website ay gacmo furan, howl nadiif ah iyo qiimo macquul ah ku soo dhoweyso. Waxaa kale oo diyaar kuula tahay shirkadda inay qabato howlahaan hoos ku qoran sida:- Web registrationWeb hostingWeb designWebsite updating. Haddaba si aad kobciso mihnadaada ka faa’iideyso fursadan […]
WAR CUSUB: DFS oo jebineysa amar ka soo baxay Daacish
Suuqa ganacsiga ugu weyn Soomaaliya ayaa muddo maalin ka badan albaabada loo laabay goobaha ganacsiga waaweyn sida bakhaarada iyo mehradaha kale kaddib markii ururka Daacish uu ku soo rogay inay ganacsatada bixiyaan lacago canshuur ah. Wararka ayaa sheegaya in ganacsatada ay go’aansadeen inay goobahooda ganacsiga xiraan bacdamaa aanay bixin lacagta canshuurta oo kooxda Daacish ku […]
Cristiano Ronaldo oo osagoo jooga Dubai ku guuleystay abaal marin caalami ah
Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta gooldhaliyihii ugu fiicnaa abid ee Globe Soccer ee Dubai Expo 2020 galabnimadii jimcaha. Ronaldo ayaa wadar ahaan dhaliyay 801 gool intii uu ku jiray xirfadiisa ciyaareed – isagoo shabaqa soo taabtay Sporting Lisbon, Manchester United, Real Madrid, Juventus iyo Portugal. Xiddiga Manchester United ayaa loo gacan galiyay gong […]
Somali military kills 28 al-Shabaab terrorists in 48 hours
Somali national army (SNA) on Friday said it had killed 28 al-Qaeda-affiliated al-Shabaab terrorists in a military operation against the terrorist group over the last forty-eight hours. The operation against the group took place in the villages of Marerey, Mukay-Dhere, Shalow and Yaqle villages, all located on the outskirts of the town of Balad, in […]
Wararkii u dambeeyay Ciidamada Ruushka oo ku sii siqaya xadka Ukraine.
Madaxaweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa dalalka Galbeedka ugu baaqay inaysan abuurin walaac xilli ay ciidamada Ruushku ku sii siqayaan xudduudaha dalkiisa. Dhanka kale Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ee ku siqaya xadka Ukraine ay tahay arrintii ugu weynays ee dhacda kaddib dagaalkii qaboobaa, isla markaana ay xasarad abuuri doonto haddii uu dagaal dhaco. Ruushka […]
Guddiga doorashada K/galbeed oo shaaciyay liiska 13-ka kursi oo lagu dooran doono Baraawe.
Muqdisho:- Guddiga hirgalinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddiga ayaa sheegay in doorashada 13-kan kursi la qaban doono todobaadka soo socda.