25 Apr, 2024
1 min read

Jan. Odowaa: “Cidna fasax ugama baahna howsheena”

Taliyaha Ciidamada Militariga Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegey in ciidamadii shaley la geeyey magaalada Beledweyne ay yihiin ciidamo la dagaalamaya Al-Shabaab. Odowaa oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegey in Al-Shabaab ay halis ku yihiin amniga magaalada Beledweyne iyo qabsoomida doorashada la filayo in ay magaalada ka dhacdo. Waxa uu beeniyey in ciidamadan wax […]

1 min read

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo hakiyay natiijada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa maanta hakiyay ku dhawaaqista natiijada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee laga soo doorto gobolada Waqooyi ee Soomaaliland, kuwaas oo maalmo kooban ka hor lagu doortay magaalada Muqdisho. Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa maanta hakiyay ku dhawaaqista natiijada sadax kursi oo […]

1 min read

Ra’iisal Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay ciidamada Beledweyne la geeyay

Ra’iisal Wasaare Rooble Maxamed Xuseen Rooble oo maanta shir guddopminayay shirka golaha wasiirada ayaa looga hadlay xaalada dalka gaar ahaan xiisada ka aloosan gobolka Hiiraan. Shirka golaha wasiirada waxaa lagu go’aamiyay in si degdeg ah looga soo saaro ciidamada dowladda ee la gèeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, isla markaana xal nabadeed lagu soo […]

1 min read

Dalka Imaaraadka Carabta oo markii ugu horreeysey fasaxaya Ciyaarista Khamaarka.

Hoteelka iyo Casino-da, Wynn Resorts, ayaa dhisi doona goob lagu raaxaysto laguna khamaaro oo ku taalla Ras Al Khaimah ee Isutagga Imaaraadka Carabta oo leh, taasoo suurtogalinaysa inay u gogol xaarto in markii ugu horreeysey khamaarka loo oggolaado gobolka Gacanka Muslimka, sida ay qorayso Reuters. Waxaa Imaaraadka ka jira calaamad muujinaysa in xeerarka madadaalada laga […]

1 min read

Kooxo Hubaysan oo Muqdisho ku dilay Safiyo Abuukar Karaani.

Waxaa lagu diley magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Safiyo Abuukar Karaani oo ahayd Agaasimaha Guud ee Maamulka iyo Maaliyada Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Dowladda federalka Soomaaliya. Dilka ayaa waxaa geystay kooxo bastoolado ku hubeysan waxa ay ku dileen meel ku dhow isgoyska Sayidka ee wadada Maka Al Mukaramma. waxaana la sheegay in kooxihii […]

8 mins read

Madaxdii Alshabaab ee dowladda isu soo dhiibay, qaarna waa xabsi kuwana xasaanad ayay heleen!!!.

Sanadihii lasoo dhaafay, waxaa dowladda federaalka Soomaaliya isu soo dhiibay madax iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan Alshabaab kuwaas oo sheegay in ay ka tanaasuleen fikirkii ururkaasi, islamarkaasna taageereen dowladnimada Soomaaliya. Hase yeeshee dhammaantood ma aysan wada helin maamuuskii iyo soo dhoweyntii ay filanayeen, qaar ayaa xasbiga ku jira muddo sanado ah, qaar kalena dowladda […]