15 Sep, 2025
1 min read

Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine

Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine oo lagu magacaabo Kharkiv, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan Ukraine. Dowladda Ukraine waxaa ay sheegtay in ay ciidankooda difaaca cirka ay dhulka soo dhigeen Gantaal ka yimid dhanka wadanka Belarus sida uu bogiisa twitterka ku qoray afhayeenka wasaaradda arrimaha […]

7 mins read

Madaxweynaha Ukraine oo faah faahin ka bixiyay dagaalka uu kusoo qaaday Ruushka.

KYIV:-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay duqeymo cirka ah u geysteen xarumaha milatariga iyo saldhigyada ciidamada ilaaliyo xadka. “Ruushka si khiyaano ah ayuu saakay u soo weeraray qarankeenna, si la mid ah sidi ay Naziyiintii Jarmalka sameeyeen sannadihi Dagaalki Labaad ee Dunida” ayuu ku yiri qoraal uu madaxweyne Zelensky soo dhigay […]

1 min read

Al-Shabaab oo la sheegay inay dhaqtar ka soo afduubteen Kenya.

Ciidamada amaanka Kenya ayaa bilaabay howlgalo lagu soo bad baadinayo dhaqtar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab ay Kenya ka soo afduubteen kaa oo lala soo galay dhinaca Soomaaliya,Wararka waxay sheegayaan in dhaqtarkaan uu yahay mid u dhashay dalkaasi Kenya lagana soo afduubtay deegaanka Fino ee ka tirsan degmada Mandheera. Sida laga soo xigtay Booliska Kenya, […]

1 min read

Maraykanka oo mar kale digniin culus u Jeediyay Madaxda Somalida.

Qoraal kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Somaliya,ayaa looga dalbaday in madaxda Somalida ay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa in doorashada Golaha Shacabka lagu soo gaba-gabeeyo 25-ka bishan,si lagu kalsoonaan karo oo daah-furan. “Dowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqalad ku keenta ama carqaladeysa hanaanka doorashooyinka,”,Ayaa lagu yiri qoraalka Safaarada Mareykanka ee Somaliya.

1 min read

Ciidamada deegaanka Soomaalida oo xirxiray Siyaasiyiin ka soo horjeeday Madaxweyne Cagjar.

Xukumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay siyaasiyiintii damacsaneyd iney deegaanka kacdoomo ka sameeyaan ay dowladdu tallaabba ka qaadday. Hoggaanka Nabadgalyada Deegaanka Soomaalida Mubashir Dibad Raage oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay hadafka ay siyaasiyiinta uu qaswadayaasha ku sheegay ay leeyihiinna uu ahaa iney dowladda deegaanka ka jirto meesha laga saaro dadki shacabka […]

2 mins read

Itoobiya oo laga qaaday xaaladdii deg-degga aheyd.

ADDIS ABABA:- Baarlamanka Dalka Ethiopia ayaa maanta oo Talaada ah u codeeyay in la qaado xaaladdii deg degga aheyd ee Ethiopia la geliyay bishii November ee sanadkii tagay, xilligaas oo dagaalyahanada Jabahadda Tigray ay ku soo siqayeen magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. Markii hore, xaladdan deg degga ah ayaa Ethiopia looga dhawaaqay inay dalkaasi […]