17 Sep, 2025
1 min read

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika.

Dalka Koonfur Afrika gaar ahaan duleedka magaalada Cape Town waxaa lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ahaa labo dhalinyaro ah oo halkaasi u joogay arrimo ganacsi. Dadka la dilay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cabdiqaadir Macalin Maareeye iyo Xasan Xaamud Jaras, kuwaasi oo la sheegay inay beegsadeen Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah. Sida uu noo sheegay […]

1 min read

Duqeyn dad rayad ah ay ku dhinteen oo ka dhacday gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya.

Dadka ku nool gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in tobaneeyo qof oo rayid ah ay ku dhinteen duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Kumanaan katirsan maleeshiyaadka deegaanka ayaa iska caabin kala hortagaya dadaallada ay dowladdu ku dooneyso in hubka looga dhigo laguna mideeyo ciidamada difaaca qaranka Itoobiya. Mid ka mid ah dadka […]

1 min read

Dagaal ka socda Nagorno-Karabakh iyo dalabka Asarbayjan

Maraykanka iyo Ruushka ayaa hormuud ka ahaa baaqyada ku aaddan dagaalka ka socda dhulka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh in la joojiyo. Talaadadii Asarbayjan waxa ay halkaasi ka bilaawday waxa ay ugu yeertay hawlgalada “la-dagaalanka argagixisada” Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa la hadlay madaxweynaha Asarbayjaan, Ilham Aliyev, isaga oo ku booriyay in […]

1 min read

Dowladda Ingiriiska oo taagero Maaliyadeed u fidisaday ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

MUQDISHO — Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). Lacagtan cusub ayaa lagu shaaciyay kulan dhex maray La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Sheekh Cali iyo Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka UK ee […]

1 min read

Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare ee Beeraha Shiinaha

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare ee Beeraha iyo teknoloojiyadda Shiinaha (Yangling Agricultural High-tech Fair (CAF) oo lagu qabtay gobolka Shaanxi. Bandhigan oo soconaya muddo afar maalin ah (Sebtembar 19 ilaa 23) ayaa diiradda lagu saarayaa hal-abuurnimada sayniska […]

1 min read

Shiinaha oo 103 diyaaradood u diray hawada Taiwan

Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda illaa subaxnimadii Isniinta, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Taiwan. Wasaaradda ayaa Isniintii u soo jeedisay Shiinaha inuu joojiyo “tallaabooyinka halka dhinac ka socda ee keeni kara burburka”. “Caga-juglaynta milateri ee joogtada ah ee ay wadaan ciidamada Shuuciga […]

1 min read

Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wadahadlay arrimo ay Taiwan ka mid tahay.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Biden ayaa laba maalmood oo wadahadal ah kula yeeshay Malta diblomaasiga ugu sarreeya Shiinaha. Aqalka Cad ayaa sheegay in Jake Sullivan iyo Wang Yi ay ka wada hadleen ammaanka, dagaalka Ukraine iyo arrimaha Taiwan. Washington iyo Beijing labaduba waxay ku tilmaameen kulammada kuwo “wax-ku-ool ah oo waxtar leh.” Wadahadallada Malta […]