Skip to content
25 Sep, 2025
Somaliweyn

Somaliweyn

News, Sports & Intertainment

site mode button
Subscribe
  • Wararka
  • Sports
  • News English
  • Home
  • 2022
  • October
  • 5
  • Bogga rasmiga ah ee Instagram-ka Villa Soomaaliya oo la jabsaday.
1 min read
  • Wararka

Bogga rasmiga ah ee Instagram-ka Villa Soomaaliya oo la jabsaday.

October 5, 2022October 5, 2022 0

Bogga rasmiga ah ee ay Instagram-ka ku leedahay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo geliyay muuqaal lagu aflagaaddeeyay madaxweynaha iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Qofka muuqaalka soo geliyay ayaa soo raaciyay qoraal uu ku sheegayo in uu isagu la wareegay boggaas.

Post Views: 624

Post navigation

Previous: Madaxweynaha Uganda oo war ka soo saaray hadalkii wiilkiisa ee ku saabsanaa qabsashada Kenya iyo sababta uu u dalacsiiyay.
Next: Guddoomiyaha G/Hiiraan oo qaraxyadii dhacay ku eedeeyay Booliska iyo Nabadsugidda

Related Posts

Xurguftii ka dhaxay Ilhan Omar iyo Trump oo soo laabatay
1 min read
  • Wararka

Xurguftii ka dhaxay Ilhan Omar iyo Trump oo soo laabatay

September 19, 2025 Hussein0
Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh
3 mins read
  • Wararka

Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh

September 15, 2025 Hussein0
Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare
1 min read
  • Wararka

Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare

September 15, 2025 Hussein0

Recent Posts

  • Xurguftii ka dhaxay Ilhan Omar iyo Trump oo soo laabatay
  • Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh
  • Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare
  • Bandhigga Buugagta Gothenburg Sweden 6 Sep. 2025
  • Tacsi tiiraanyo leh: Khadiijo Qalanjo oo Boorame ku geeriyootay

Recent Comments

No comments to show.
Copyright © azure-news 2025 Proudly powered by WordPress | Theme: azure-news by CodeVibrant.
  • Privacy Policy
  • Privacy Policy
  • About Us
  • About Us
  • Contact Us
  • Contact Us