1 min read

Kooxda Manchester City oo ku guleeystay koobka FA Cup.

Ciyaartooyda Kubadda cagta ee Manchester City ayaa ku guulkeeystay koobka FA Cup kadib markii ay 2-1 kag adkaadeen Manchester United ciyaartii finalka ee ka dhacday garoonka Wembley.

City waxa ay horey ugu guuleeysatay Horyaalka Premier league ee Ingiriiska , Sabtida soo socotana waxa ay finalka Champion League la ciyaari doonaan Inter Milan magaalada Istanbul.

Haddaba su’aashu waxa ay tahay City ma ku guuleeysan doontaa sanadka sedexda koob.