1 min read

Madaxweyne Erdogan oo loo dhaariyay xilka madaxweynanimada.

Madaxweyne Erdogaan ayaa lagu dhaariyay Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Turkiga, waxaana lagu wadaa in maqribnimada lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada.

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdoğan ayaa maantay lagu hor dhaariyay Baarlamaanka Turkiga, wuxaan u bilaabantay markii saddexaad ee Madaxweynenimada.

Erdogan ayaa markii ugu horeysay warqadda ogolaanshaha ka qaatay Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Dalka Turkiga, Devlet Bahceli, ka dibna waxaa lagu dhaariyay xarunta Baarlamaanka Dalka Turkiga.