17 May, 2024
1 min read

Wasiir Xaange: Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah…”

Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, inuu hor istaagan yahay mashaariic badan oo ay dadka reer Puntland ka heli lahaayn shaqo abuur iyo maalgalin dhaqaale. Wasiir ku xigeenka maaliyadda waxa uu sheegay in ay miiska saaran yihiin tobanaan mashruuc oo ay ku kacayaan boqolaal […]

1 min read

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku xukuntay Taliye Saldhig oo ku eedeysnaa inuu dil geystay.

Maxkamadda Ciidamada ayaa Dil-toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye oo ahaa taliyihii Saldhigga booliska Heliwaa, ahaana Kabtan ka tirsan ciidanka Booliska iyo Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo ahaa Dable Gacanyare u ahaa Taliyaha. Xukunka ayaa ah Qasaasta Marxuum Abuukar Axmed Kaabax oo ay ku eedeysnaayeen in ay dileen 4/02/2024. Sidoo kale Maxkamadda ayaa […]

1 min read

Wafdi ka socda Puntland ah oo booqasho ku tagay Itoobiya.

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, Cabdullahi Bile Nuur ayaa Adis-Ababa kula kulmay Wasiiru-dowlaha Gaadiidka Itoobiya, Mr Dhenge Boru, Mareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Hawada ee dalkaas, Mr Getachew Mengistie iyo Madaxa shirkadda Ethiopian Airlines, Mesfin Tasew Bekele. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka Addis Ababa iyo Garoowe iyo kor […]