17 May, 2024
1 min read

Kulan Garowe ku dhexmaray Saciid Deni iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing ayaa magaalada Garoowe kulan albaabadu u xiran yihiin kula qaadatay madaxweyne Deni, kadib markii Puntland ay ku dhawaaqday inay la laabatay aqoonsigii dowladda federaalka. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta UNSOM ee Twitter- ayaa lagu sheegay in kulanka looga hadlay arrimaha mudnaanta u leh […]

1 min read

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON cabdulqadir Cali Oo ka qeybgalay kulan Afur ah oo ka dhacay xarunta dalkaas.

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON cabdulqadir Cali nuune Ayaa ugu horeyn waxaa uu u mahadceliyey dadkii soo qabanqabiyay gacantana kageystay Afurka jaliyada soomaliyed sabti waliba oo lugu afura xarunta jaliyda ay ku leydahay magalada zwoolla ee dalka nederlan Gudomiyaha oo amaan balaaran hawada umariyay odayasha iyo haweynka kunool magalada ayaa waxaa uu yiri tani waa […]

1 min read

Xildhibaanada labada aqal oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 4-ta cutub ee ugu horeysa dastuurka dalka,

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 4-ta cutub ee ugu horeysa dastuurka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka shir guddoominayey ayaa ku dhawaaqay in la ansixiyey afarta cutub. Kulanka xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo xaadiray 254 mudane oo kala […]