23 Apr, 2024
1 min read

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta laga sugayo go’aanka eedeysaneyaal loo haysto  musuq-maasuq.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xukunka 11 eedeysane oo loo haysto musuq-maasuq iyo wax isdaba marin. Xubnaha eedeysanayaasha ah oo xillal kala duwan ka hayay Wasaaraddo iyo Hay’addo kuwa dawladda ah, ayaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku ku soo eedeeyay Musuq-Maasuq iyo dayacaad masuuliyadeed, been abuur dukumenti, iyo ku […]

1 min read

Ciidamada ammaanka oo Fashiliyey laba Qarax oo Al-Shabaab rabeen inay soo geliyaan Guddaha Dhuusamarreeb.

Laba baabuur oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa  ayaa saakay aroortii ku qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa ka dhacay waddo aada garoonka diyaaradaha magaalada, halka kan labaad uu ka dhacay meel u dhow bar kontorool. Gaariga labaad ayaa qarxay xilli ciidamada ammaanka ay rasaas ku furayeen. […]