19 Sep, 2025
1 min read

Wasiirka gaadiidka oo Sacuudiga kaga qayb galay shirka horumarinta iyo gaadiidka badaha.

Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Amb. Cabdullaahi Axmed Jaamac ayaa maanta Magaalada Jeddah ee Dalka Sucuudiga uga qayb galay shirka horumarinta iyo adkaynta arrimaha gaadiidka badaha, Dekadaha iyo isbeddalka Cimillada kadib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Wasiirka Wasaarada Dekadaha ee Dalka Sucuudiga. Shirka oo socon doona maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in […]

1 min read

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD.

Maxaas :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay abwaankii iyo fannaankii Soomaaliyeed ee Marxuum Axmed Naaji Sacad. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu kaalin weyn uga jiray fanka Soomaaliyeed, isaga oo doorweyn ka qaatay sare u qaadida fanka, […]

1 min read

Safiirka JFS ee Shiinaha oo ka qeyb galay daah-furka shirka warbixinta horumarka caalamiga ah ee 2023

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing kaga qayb galay munaasabadda daahfurka shirka warbixinta horumarinta caalamiga ah ee 2023, (the Global Development Report 2023). Xafladan oo ay soo qaban qaabisay xarunta aqoonta caalamiga ah ee magaceeda loo soo gaabiyo (CIKD), ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka kala […]

1 min read

Fanaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad oo geeriyoody

Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad. Waxaa uu fanaanka ka mid ahaa xiddigihii ugu caansanaa kooxdii hobolada qaranka ee Waaberi. Heesihiisa ayaa isugu jiray waddani iyo heeso jaceyl ah oo uu qaaday. Waxaa uu sidoo kale caan ku ahaa tumista qalabka kala duwan ee mFanaankii caanka […]