20 May, 2024
1 min read

Xasan Sheekh oo Mareykanka ka billaabay olole ka dhan ah cunaqabateynta hubka.

Washington: Madaxweyna Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay soo gaaray waddanka Mareykanka ayaa billaabay olole uu ku doonayo in Soomaaliya looga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran, waxaana uu kulamo la qaatay madax ka tirsan dowladda Mareykanka. Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu ka qeybgalo fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. “Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin […]

1 min read

Beesha Caalamka oo war-saxaafadeed ka soo saartay xaaladda Garoowe.

Muqdisho: Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin colaadda magaalada Garoowe iyo ‘saamaynta ay ku leedahay dadka rayidka ah’ sida lagu shegay war-saxaafadeed ay soo saareen goor dambe oo xalay ah. “Saaxiibadu waxay ku baaqayaan in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda, laguna soo dabbaalo xasillooni. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan daneeyayaasha […]