17 May, 2024
1 min read

Faysal Cali Waraabe “Dagaalka Laascaanood wuxuu ka dhashay arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhanka ahayd …”

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax-banaanida ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay kaga hadlay arrinta Laascaanood. Qoraalka ayaa wuxuu ku sheegay in xiisadda Laascaanood ay ka dhalatay “arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhanka ahayd dad rayid ah oo si nabad ah u bannaan baxayey oo isu […]

1 min read

Shir looga hadlaayay Ammaanka dalka Soomaaliya oo lix wadan ku yeeshay Magaalada Washington.

Washington — Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK iyo Mareykanka ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan looga hadlay ammaanka Soomaaliya, dowlad dhiska, horumarinta iyo ahmiyadaha gargaarka bani’aadannimo. War-saxaafadeed kasoo baxay kulanka, oo ay faafisay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa lagu sheegay in dalalkan ay taageero u muujiyaan dadaallada ay Soomaaliya kula dagaalameyso […]

1 min read

Maraykanka oo 5-Milyan Doolar dul dhigtay madaxa afhayeenka Al-Shabab.

Dawladda Maraykanka ayaa abaal marin lacageed oo gaadhaysa shan milyan oo dollar dul dhigtay madaxa Cali Mohamed Raage, oo ah afhayeenka ururka al-Shabaab. Qoraal ka soo baxay barnaamijka abaalmarinta cadaaladda ee wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in lacagtan abaalmarinta ah ay siin doonaan ciddi macluumaad ka keenta shakhsiga ay raadinayaan. Ali Mohamed […]