29 Apr, 2024
1 min read

Real Madrid oo ceebeysay Liverpool+Sawirro

Liverpool — Real Madrid ayaa u muuqatay koox ilaashaneys sumcaddeeda ah inay tahay kooxda ugu wanaagsan Yurub, waxaana Liverpool ay noqotay dhibbanihii ugu dambeeyay ee Madrid, kadib markii ciyaartii Champions League ee xalay ay 5-2 kusoo dhammaatay garoonka Anfield. Liverpool ayaa ku hormartay labada gool, iyada oo 15-kii daqiiqo ee ciyaarta ugu horreysay ka naxsatay Madrid, […]

1 min read

Dowladda Sacuudiga oo $1 bilyan ugu deeqay dib u-habeynta dhaqaalaha Yemen.

Riyad — Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yemen ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan Talaadadii, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Sucuudiga ee SPA, iyadoo dowladda dalkaas ay la daalaa dhacayso lacag yari ah iyo sare u kaca qiimaha shidaalka iyo badeecadaha. Riyadh ayaa hoggaamineysa isbaheysiga militari ee Yemen […]

1 min read

8-qof oo ku dhintay dhul-gariir kale oo ka dhacay Turkiga.

ANKARA — Tirada dhimashada ayaa gaartay ugu yaraan siddeed qof dhul-gariir ku dhuftay xadka u dhaxeeya Turkiga iyo Suuriya Isniintii, labo todobaad kadib dhul-gariir weyn oo ay ku dhinteen ku dhawaad 45,000 oo qof. Dhul-gariirkii Isniintii dhacay ayaa cabbirkiisa lagu sheegay 6.4 waxaana uu xuddun u ahaa magaalada Defne oo ka tirsan gobolka Hatay ee dalka […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 10 qof oo rayid ay ku dhinteen weerarkii Al-Shabaab.

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen guri ku yaalla magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku dileen toban qof oo rayid ah. Duullaanka oo ka dhacay guri ku yaalla waqooyiga degmada Cabdicasiis ayaa dowladdu waxay sheegtay in saddex qof oo rayid ah ay ku dhaawacmeen. “Ciidanka ammaanku waxay gurigaas […]