17 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dhul Gariirka ka dhacay Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Turkiga oo la dhibaatoonaya dhul gariir khasaare badan geestay oo dalkaas ku dhuftay. “Anigoo ku hadlaya magaca shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, waxaan shacabka iyo dowladda Turkiga uga tacsiyeynayaa dhulgariirkii ka dhacay Kahramanmaraş oo laga dareemay gobollo badan oo Turkiga ah,Waxaan tacsi […]

1 min read

RW Xamse oo guddoomiyay Shir looga hadlayay la dagaalanka Al-Shabaab.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga dalka. Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo Talisyada Ciidamada Nabadsugidda, Xoogga dalka iyo Booliiska ayaa ka warbixiyey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo xasillinta deegaannada la xoreeyey, si loo gaarsiiyo adeegyada dowladda. Xarunta Warbixinnada Maaliyadeed (FRC) ayaa kulanka […]

1 min read

Howlgalka Ciidamada ATMIS oo War ka soo saaray heshiiskii maamulka KGS iyo Mucaaradka

Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa soo dhaweeyay heshiiska doorasho ee Magaalada Baydhabo ku gaareen Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed iyo musharrixiinta mucaaradka. Qoraal kasoo baxay howlgalka ATMIS ayaa waxaa lagu yiri” ATMIS waxay ugu hambalyeyneysaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madoobe iyo Madaxweynaha C/casiis Xasan Maxamed, Laftagareen oo ay wehliyaan […]

1 min read

Maalqabeen Nigeria u dhashay oo ku dhow iibsashadaSheffield United.

Maalqabeenka Nigeria u dhashay, Dozi Mamobousi, ayaa qarka u saaran inuu iibsado kooxda kubadda cagta Sheffield United, taasoo ka ciyaarta horyaalka labaad ee Horyaalka Ingiriiska. BBC-da ayaa ilo xogogaal ah ka ogaatay in mulkiilaha kooxda, muwaadinka Sucuudiyaanka ah, ee Amiir Abdullah, uu wada hadaladii ugu dambeeyay la yeelanayo maal-gashadayaasha reer Nigeria, taasoo la xiriirta iibka […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda IATA oo saxiixday heshiis cusub.

NAIROBI —Dawladda Soomaaliya iyo hay’adda caalamiga ah ee gaadiidka hawada IATA ayaa maanta magaalada Nairobi ku gaaray heshiis lagu sii xoojinayo iskaahsiga dhaqaale iyo faa’iidooyibka kale ee ijtimaaciga ah ee adeegyada hawada. Heshiiskan ayaa waxaa wada saxiixay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardawsa Cusmaan Cigaal iyo ku-xigeenka madaxa IATA ee Africa iyo Bariga Dhexe Kaamil […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo ka dhacay Laascaanood

LAASCAANOOD — Iska horimaadyo hubaysan ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaasi oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo xoogagga degaanka. Mas’uuliyinta Somaliland ayaa sheegay in ciidankooda ay soo weerareen kooxo ay soo ababauleen qaar ka mid ah odayaasha ku shirayey magaalada Laascaanood. Sidoo kale mid ka mid ah odayaasha degaanka ayaa u sheegay […]