January 24, 2023
Duqeyn ka dhacday Gobolka Mudug oo lagu dilay 40 ka tirsan Al-Shabaab.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay weerar ku qaadeyn Deeganka Beer-faarax oo dhaca waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug. Warka ka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka ay Duqeyn Cirka ah ka fuliyeen Saldhig ay Dgaalamayaasha ay Al-Shabaab ku lahaayeen […]
Madaxweyne Xasan: “Waa in si mideysan aan u sheegnaa waxa shareecda Islaamku ka qabto dhaqanka Al-Shabaab”
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in culimada Soomaaliyeed looga baahanyahay in shacabka ay u sheegaan waxa ay diinta Islaamku ka qabto fikirka iyo dhaqanka Al-shabaab. Madaxweynaha oo ka hadlayay shirka culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa markii uu hadalkaan jeedinayay waxaa garab taagnaa wasiirka diinta iyo awqaafta xukuumadda […]
Qaar kamid ah taageerayaasha Arsenal oo lagu xiray Uganda.
Koox gaareysay 20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee Uganda ayaa waxay booliska ku xireen magaalada Jinja, sida uu ku warramay wargeyska The Monitor. Waxay kooxda u dabbaaldageysay guushii ay xaley Arsenal ka gaartay Manchester United oo ay 3-2 uga badisay. Wargeyska ayaa sidoo kale ku warramay in taageerayaasha la qabtay ay saarnaayeen kolonyo […]
Shir-weynaha Culumada Soomaliyeed oo ka furmaya Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horay ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa ku saabsan doorka Culimada ee la dagaallanka fikirka guracan ee Khawaarijta iyo caddeynta haboow-sanaantooda, wuxuuna si qotadheer u dul istaagayaa. 1. Sharciyad ka qaadista Al-Shabaab: Sixida fahamka saxda ah ee Diinta Islaamka. 2.Sharciyad siinta […]