1 min read
Booliska Kaaraan oo gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay inuu muuqaallo caro dhaliyey ka duubay gabar.
Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliska Ciidanka Booliska degmada Kaaraan ay gacanta kusoo dhigeen xalay eedeysane 24-kii saac ee lasoo dhaafay lagu faafiyey muuqaalkiisa baraha bulshada isaga oo tacadi u geysanaya gabdho aan qaangaar aheyn, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee SONNA.