23 Sep, 2025
1 min read

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii saakay ee Hiiraan oo tirada dhimashada korortay.

Wararka laga helaayo G/Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dawladda oo ay taageerayaan miliishiyo deegaanka ah ay dib u qabsadeen deegaanka Yasooman. Deegaankan, ayaa qiyaastii 35 km waqooyi bari uga beegan degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan. Saaka ayay galeen halkaasi dagaal yahanada Al-Shabaab. Aroornimadii hore ayaa dagaal lagu hoobtay waxa uu Yasooman ku dhaxmaray ciidamada dawladda […]

1 min read

Tiro 24 Al-Shabaab ah oo lagu dilay dagaallo ka dhacay Hiraan.

MUQDISHO — 24 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ayaa lagu dilay weerarro subaxnimadii hore ee saaka ka kala dhacay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan iyo deegaanka Buulo-Kuuno oo hoos yimaada degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya, 20 ka tirsan maleeshiyadan waxaa lagu dilay dagaal ka dhacay […]

1 min read

Ololaha Soomaaliya ku dooneyso in looga qaado cunaqabateynta hubka oo teegeero helaya.

MUQDISHO — Soomaaliya ayaa taageero u helaysa ololaheeda ku aaddan in cunaqabateynta hubka laga qaado, kadib markii Itoobiya ay ku biirtay Uganda oo hore u taageertay tallaabadaas. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in bisha November ay u codeeyaan dib u cusboonaysiinta xayiraadda qeyb ka mid ah, taasi oo ay Soomaaliya sheegtay in laga […]

6 mins read

Wasaarad Shaqaalaheedii ku xadgudubtay.

Wasaaradda waxbarashada oo Giriidiyaal u magacaawday Xilaalkii hore ey u hayeen khubaradii wax barashada. Qabiilku waxa uu ka jiraa Bulshada dhaxdeeda, Qabyaaldu waxa ey ka jirtaa Xafiisyada dhaxdooda. Dulmiga qabyaaladda ku saleysan  waxa uu ka jiraa Gobalada oo dhan. Qabiilada waaweyn oo dulmiyo qabiilada ka yar yar, ama Qabiilada yar yar oo dulmiyo kuwa waaweyn. […]