27 Apr, 2024
1 min read

RW Xamse oo kulan la yeeshay Ergeyga gaarka ah QM.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Ergayga gaarka ah Mr. Swan ayaa kulankooda iskula soo qaaday xaaladaha dhanka siyaasadda, ammaanka iyo bini’aadamnimo ee dalka ka jira maanta iyo qaabka ugu habboon […]

1 min read

Al-Shabaab oo deegaano hor leh lagala wareegay.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolada Galgaduud, Hiiraan. Ciidamada ayaa saaka waaberigii la wareegay deegaanka Moqokori iyo tuullada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada Muhiimka u ah Al-shabaab. Sidoo kale, Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay Deegaanka Ceel lahelay oo ku yaal […]

1 min read

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qaatay dhigiisa dalka Mareykanka Joe Biden. Madaxweynuhu waxa uu ku bogaadiyey dowladda Maraykanka doorka ay ka qaadanayso dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu yiri. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo iskaashanaya ay dalkooda ka […]

1 min read

Militeriga Soomaaliya iyo maleeshiyo deegaanka ah oo la wareegay degmada Moqokori.

Ciidamada Miltariga Soomaaliya oo ay taageerayaan miliishiyo deegaanka ah ayaa barqadii galay maagalada Moqokori oo ku taala bariga fog ee gobolka Hiiraan kadib markii ay halkaas isaga baxeen ururka Al-Shabaab. Inta aanay ciidamada dawladda iyo miliishiyada deegaanka ah aanay qabsan Moqokori waxay horey gacanta ugu sii dhigeen tuulooyin ay kamid yihiin Gumare, Mooro eri, iyo […]

1 min read

Kuuriyada Waqooyi oo gantaal hor leh tijaabisay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban ah kaas oo ku dhacay xeebaha bari ee dalkaas, waa gantaalkii ugu horreeyay ay tijaabiso tan iyo bishii June, sida ay sheegeen militeriga Kuuriyada Koonfureed. Wasiirka gaashaandhigga Japan, Yasukazu Hamada ayaa gantaalka ku qiyaasay in uu jaray masaafo dhan ah 50 kiiloomiitar. Gantaalka ayaa ku dhacay meel […]

1 min read

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay xerada ciidamada General Dhaga badan. 

Qarax is-miidaamin ah ayaa maanta ka dhacay bannaanka xerada ciidamada Jeneraal Dhagabadan ee degmada Wadajir una dhow Warshaddii hore ee Nacnaca ee magaalada Muqdishu, sidaasi waxaa sheegay goobjoogayaal iyo ilo wareedyo caafimaad. Qaraxan is-miidaaminta ah ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac. Xogta ay VOA Somali kasoo ururisay ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in qaraxan is-miidaaminta […]