21 Sep, 2025
1 min read

William Ruto oo Maxkamadda Sare ee Kenya ku boorriyay inay diiddo codsiga Raila Odinga

NAIROBI — Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa Jimcihii ku boorriyay Maxkamada Sare ee dalka inay diido codsiga uu u gudbiyay ninka kula tartamay madaxtinimada Kenya ee Raila Odinga, kaas oo kasoo horjeesto natiijadii doorashadii 9-kii Ogosto. Odinga, oo ah hogaamiye mucaarid ah oo ruug-caddaa ah, isla markaana taageero ka helaya madaxweyne Uhuru Kenyatta […]

1 min read

RW Xamse iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka qaybgalaya shirka Caalamiga ah ee Japan iyo Afrika

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxa soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Tuniisiya, Imed Memmich iyo masuuliyiin kale, waxaana Ra’iisul Wasaaraha socdaalka ku wehlinaya qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalay shirka Caalamiga […]

1 min read

Xisbiga UCID oo aqbalay talooyinkii ay soo jeediyeen gudiga Ganacsatada.

Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa aqbalay talooyinkii ay soo jeediyeen guddida Ganacsatada ee ku taliyay in laysa saaro labada Doorasho ee madaxtooyada iyo Ururrada. Ganacsatada ayaa soo jeediyay in maadama waxa la isku hayo ay yihiin arrimo sharci ay tahay in la isku sidko doorashooyinka madaxtooyada iyo tan ururada siyaasadda Guddoomiyaha xisbiga Eng Faysal […]