27 Apr, 2024
1 min read

Ciyaaryahan Karim Benzema oo Ku Guuleystay Xiddiga Sannadka Ee Yurub.

Xiddiga kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sannadka ee Yurub kaddib xilli ciyaareed qurux badan oo uu lasoo qaatay kooxdiisa Los Blancos. Benzema ayaa xilli ciyaareedkii tegay waxa uu kooxdiisa Real Madrid kula guuleystay Champions League, LaLiga, UEFA Super Cup iyo Spanish Super Cup halka uu xulk qaranka […]

1 min read

Isku aadka Champions League ee xilli ciyaareedka 2022/23 oo la sameeyey.

(Istanbul:Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada tartanka Champions League oo caawa lagu sameeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Barcelona ayaa ku guruubka C noqotay kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka, halka Chelsea iyo AC Milan ay wada galeen Guruubka E. Kooxda Juventus ayaa waxa ay guruub la gashay Paris Saint-Germain, halka Man City […]