23 Apr, 2024
1 min read

Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ka hadlay duqeynta diyaaradaha Itoobiya ee Hiiraan.

Duqeyn ayaa maanta duhurkii laga soo sheegay inta u dhexeysa Matabaan iyo Beledweyne gaar ahaan aag hoostaga deegaanka Coomaad halkaas indhawaalaba ay isku hor fadhiyeen ciidamada dowladda iyo dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegay in maanta ay arkayeen diyaarado joog hoose ku duulayey. Al-Shabaab waxay sheegtay in diyaarad ay leeyihiin ciidamada Itoobiya […]

1 min read

Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Galmudug oo ku heshiiyay iskaashi ka dhan Al-Shabaab.

Mas’uuliyiinta dhinaca ammaanka ee Dowlad degaanka Soomaalida iyo kuwo dowlad goboleedka Galmudug oo kulan yeeshay ayaa ka wada hadlay sii xoojinta iskaashiga dhanka nabadgelyada xadka xilli Dowlad Deegaanka ay toddobaadkan wajahaysay duullaan Al Shabaab soo qaadday . Kulankan ayaa imaanaya xilli uu is-badal xooggan ku yimid ammaanka degaannada ku teedsan xudduudda Soomaaliya iyo Itoobiya. Beddel […]

1 min read

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Kooxo Burcad ah oo hubkooda wata.

Talisyada Ciidamada Booliska iyo Nabadasugida Gobolka Banaadir & Ciidamada sida gaarka ah  u tababaran ee Booliska Haramcad ayaa xalay howgal ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay Guud ahaan Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, halkaas oo ay ku bateen falalka amni darro. Howlgalka oo ay hoggaaminayeen taliyaha qeybta booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole iyo […]