01 May, 2024
1 min read

Ma Taqaanaa 10-ka magaalo ee ugu noolasha wanaagsan caalamka.

Darasaad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday magaalooyiinka ugu noolasha iyo caafimaadka wanaagsan caalamka. Daraasadan oo ay sameeysay shirkad fadhigeedu yahay dalka Britain ayaa waxyaabaha la qiimeynayay waxaa ka mid ah saacadaha ay qoraxda haystaan magaalooyiinkaasi iyo guud ahaan noosha. Darasaad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday magaalooyiinka ugu noolasha iyo […]

1 min read

Deg Deg: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladiisa Caafimaad.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu dib ugu laabanaya xafiiskiisa scaado ka dib markii laga waayay xannuunka Covid19 oo dhowr malamood ka hor laga helay. “Muddo 5 maalmood ah oo aan u hoggaansanaa habraacyada iyo talooyinka bahda caafimaadka ee la xiriira COVID-19, waxaan shalay iyo maantaba maray baaritaankii ugu danbeeyey, kaas oo natiijadiisu ay […]

3 mins read

Gabadha abaalmarinta ku heshay buuga ay ka qortay Soomaaligii xaq darrada loo dal-dalay.

Magaalada London ayaa todobaadkan abaalmarin xagga qoraalka ah lagu guddoonsiiyey Nadiifo Maxamed oo ah gabadh Soomaali ah heysatana dhalashada Ingiriiska, oo wax ka qorto arrimaha dhaqanka Soomaalida.  Nadiifa ayaa dhawaan qortay buug ay ugu magac dartay Fortune Men kaasoo ah kan abaalmarinta ay ku siisay hay’ad la yiraahdo Muslim News ee fadhigeedu yahay UK.  Horay […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay eedayn uga timid Somaliland.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortimid eedeyn uga timid Soomaliland oo la xiriirta in dowladda Soomaaliya ay isku darsatay tiradii xujayda Somaliland ay xaqa u lahayd iyo toodiiba, hadalkaas oo wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland uu ku sheegay waraysi uu BBC-da siyay shalay. Sidoo kale Somaliland waxay sheegtay in sanadkaan aaney shacabkeedu qayb ka ahayn […]

1 min read

Isbitaalada Soomaaliya oo la ciirciiraya carruur fara badan oo ay nafaqo daro hayso.

Isbitaalada Soomaaliya waxay la ciirciirayaan carruur fara badan oo ay hayso nafaqo daro ba’an, taasoo muujinaysa sida Soomaaliya ay qarka ugu saaran tahay in abaarta ka jirta ay isu badasho macluul dili karta boqollaal kun oo qof sida laga soo xigtay hay’adaha gargaarka. Meelaha qaar sariiraha isbitaaladu way buux dhaafeen, waxaana bannaanada looga sameeyay teendhooyin […]